Baarlamanka dowlada Canada oo qaaday talaabo dharbaaxo ku ah Aung San Suu Kyi

Xildhibaannada labada aqal ee dalka Canada ayaa isku raacay in ay muwaadinimo sharafeedka kala laabtaan hoggaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi. Meelmarinta Mawshinkan ayaa jawaab u ahaa sidii ay ugu guul darraysatay joojinta dhibaatadii loo gaystay Muslimiinta laga tirada badan yahay ee dalkeeda. Suu Kyi ayaa ku guulaysatay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize 1991-dii … Continue reading Baarlamanka dowlada Canada oo qaaday talaabo dharbaaxo ku ah Aung San Suu Kyi